|
|
| Shirkadda
Duullimaadka Cosob Air Oo Sanadkan Xujeyda Uga Baaqaysa Diyaarad Casri Ah (Cosob Air oo bilowday qabashada Vizaha Xajka) ![]() Shirkadda Duulimaadka ee Cosob Air oo dalka keentay dhowaantan diyaaradii ugu casrisaneyd ee abid Soomaaliya ka howl bilowda ayaa waxa ay ogeysiineysaa dadka Soomaaliyeed, gaar ahaana kuwa doonaya inay soo Xajiyaan amaba ay waalidiintooda soo xajisiiyaan inay shirkaddu bilowday qabashada Dukumentiyadii Xajka ee snaadkan 2007-da. Shirkadda ayaa xafiis cusub ka furatay isgoyska Cali-kamiin ee magaalada Muqdisho iyadoo shirkadduna ay u fududeysay macaamiisheeda soo saarista Viisayaashooda ee Xajka. Shaqadu wey socotaa, hadaba cidii dooneysa inay soo gudato waajibaadka xajka, waxay kala soo xiriiri karaan xafiiska shirkadda Cosob Air ee magaalada Muqdisho. Tel:-002521- 656333 Fax:- 002521-253919 Tel: 2525-920880 |
PARTINERS
![]() Shirkada dullimaadka cosob Air oo Dalka keentay diyaaradii ugu casrisaneed ee abid soomaaliya lakeeno ![]() Shirkada Duulimaadka Jubba airways |
|---|---|
| Number of visitors |